BARNAAMIJYADA
Latest Media
Ninka xaaskiisa far...
[24-05-2013 20:25]
Xikmadii Jaceylka 125
[24-05-2013 20:08]
Warkii 24 05 2013
[24-05-2013 11:05]
Xikmadii Jaceylka 124
[23-05-2013 19:44]
QUR'AANKA LAGU AQRI...
[23-05-2013 13:13]
MAJAAJILISTIYAASHA ...
[23-05-2013 08:19]
Warkii 23 05 2013
[23-05-2013 11:16]
Musalsal Nuura 27
[22-05-2013 20:25]
DADKA BAAHIDA GAARK...
[22-05-2013 20:24]
URURKA S Y L RA'YIG...
[22-05-2013 20:16]
Janaraalo ajaanib ah oo ku soo fool leh magaalada Muqdisho iyo wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay shir looga hadlayey sidii dib u dhis balaaran loogu sameyn lahaa ciidamada qalabka-sida ee Soomaaliya iyo sidii beesha caalamka u kordhin laheyd taageerada ay Soomalaiya ka siiso xagga nabadgelyada.
WAR-CULUS DAAWO:-Madaxweynaha Umada Soomaaliyeed Ee Xasan Sh. Max’ud oo Sicad u Sheegay in aay Jiri Doonin Tixgalin Gooniyaa oo aay Siinayaan Soomaaliland
Madaxweyneaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo waraysi uu siiyey idaacada VOA-da ku sheegay in maamulkiisu Somaliland u arko qayb ka mid ah Somalia, isla waxa uu shirka ka dhici doona London ku tilmaamay mid lagu qabanayo magaca Somalia. Halkan ka daawo waraysigaas oo dhan.
DAAWO Aroosad Si Xun u Garaacday Gabar La Dhalatay Odageeda
Aroosadan u dhalatay wadanka Shiinaha ayaa waxa ay si xun u garaacdey Dumaashigeed ka gadaal Markii uu ku dhahay hadal ay ka carootay.
DAAWO Wiil Soomaali ah oo jaceyl dartiis loo dilay
Gabadhaan oo Dhalasheedu Tahay Wadanka south africa ayaa Tooreey Isku Dishay Kadib Markii ay Jaceyl Daran oo Guul Daro Ku Dhamaaday u Qaaday Ganacsade soomaaliyeed oo Ku Noolaa Magaalo ay Daganeyd.
Daawo Sawirada Nin Maseyr Dartiis Xaaskiisa U Gawracay
Ivan Esack, oo ah nin 38 jir ayaa shalay waxaa xukun ku riday maxkamad ku taala wadanka Ingiriiska kadib markii lagu helay dambi ah inuu dilay xaaskiisa.

Ninkaan ayaa la sheegay inuu u dulqaadan waayay xaaskiisa oo saaxiib la noqotay nin kale.
Daawo Muuqaalka Macalinkii Hore Ee Barcelona Pep Guardiola Oo Diiday Inuu Salaanta Ka Qaado C. Ronaldo
Pep Guardiola oo ah tababarihii hore ee kooxda Barcelona ayaa diiday inuu gacanta galiyo oo salaanta ka qaado mar uu xidiga kooxda Real madrid Cristiano Ronaldo uu gacanta usoo taagay.

Arrinka ayaa ka dhacay goob loogu cod bixinayay xidiga ugu wanaagsan kubada cagta ee caalamka taaso uu guulaystay kaalinta koobaad weeraryahanka Barcelona ee Lionel Messi iyado Ronaldo uu galay kaalinta lbaad.
Dadkii ugu Badnaa oo la Tuhmayo in Al-Shabaab katirsanyihiin oo Maanta lagu soo Bandhigay Muqdisho kadib Howlgalo balaaran oo la sameeyay
Kadib Howlgalo balaaran ay iska kaashadeen Ciidamada Nabad Sugida ,Booliiska iyo Milatariga oo laga sameeyay Degmooyinka Yaqshiid iyo Hiliwaa ayaa Maanta lagu soo qab qabtay dad aad u fara badan oo lala xariirinayo Dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Gudiga difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya oo dalbaday in labadiyo weerarada Faransiisku uu ka bilaabay koofurta Soomaaliya.
Xildhibaan Maxamed Ibraahim (Xaanbsade) oo ah ku xigeenka gudoomiyha difaaca ee laga soo xulay baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ay wax wanaagsan ahaan laheyd hadii faransiisku sii wadi lahaa weerarada ka dhanka ah Shabaab.
Diyaarado Dagaal oo Weerar ku qaadey Buulo mareer iyo warar kala duwan oo ka soo baxaya
Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose wararka ka imanaya ayaa sheegaya in xalay ay soo weerareen illaa 3 diyaaradood oo kuwa Dagaalka ah oo doonayay sida la sheegay in ay xoog ku soo furtaan Nin faransiis ah oo u afduuban Al shabaab inkastoo aan si rasmi ah arinkaas loo xaqiijin karin.
Somaliland oo taariikhda markii ugu horeysay sheegtay in ay ladagaalameyso Al-Qaacidada Soomaaliya.
Axmed Xaaji Cadani oo ah wasiirka gaashaan dhiga maamulka Somaliland ayaa waxa uu shaaciyay in aysan kalaba labeyneyn ladagaalanka Al-shabaab oo uu ku sheegay mid waajib ah.
Fifa oo Xulka Qaranka Suuriya Ka Mamnuucdey Ka Qaybgalka Koob Aduunka Maxayse Ku Suustey?
FIFA ayaa ka mabnuucdey xulka qaranka ee kubaddea cagta Suuriya iney ka qeybgalaan koobka kubadda cagta Aduunka ee ka dhicidoona Brazil 2014-ka, sababtu maxay tahay?
Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyey Shabaabka aysan dowladiisa wada xaajodka la galeyn.
05-03-2013

DAAWO: Al-Shabaab lagu qabtay dagaalka ka socda dalka Maali
05-03-2013

Dhacdooyinka Caalamka
Daawo fanaanad caan ah oo fanaan kale oo caana uu jaceylki uga baxay!
05-03-2013

DAAWO Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.
05-03-2013



Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Render time: 0.04 seconds 5,850,516 unique visits Top