BARNAAMIJYADA
Latest Media
AMNIGA MUQDISHO OO ...
[20-06-2013 01:05]
FAAH FAAHIN DHEERI ...
[19-06-2013 20:04]
All Shabaab oo ku f...
[19-06-2013 20:03]
Jaceylka iyo abaalk...
[19-06-2013 19:58]
Musalsal Nuura 43
[19-06-2013 17:57]
Musalsal Nuura 42
[19-06-2013 16:58]
QARAXII SHABAAB AY ...
[19-06-2013 14:08]
Warkii 19 06 2013
[19-06-2013 10:38]
QUR'AANKA LAGU AQRI...
[18-06-2013 22:08]
Jaceylka iyo abaalk...
[18-06-2013 20:12]
Faroole oo wada Qorshe lagu xir-xiraayo Mucaaradka xukuumadiisa
Sida ay xaqiijiyeen saraakiil ku dhow madaxtooyada Puntland iyo maamulada garoomada diyaaradaha, waxay Madaxtooyada Puntland ku soo wargelisay dhamaan maamulada garoomada iyo ciidamada Booliska inay qabtaan siyaasiyiin lagu tilmaamay inay yihiin kuwo amaanka khatar ku ah oo reer Puntland ah.
MUQAAL RASMI AH:- Wiilasha iyo Gabdhaha Soomaalida ah ee Dunida oo ka daba dhacay Muuqaalka daadiska ah ee Khaalid King iyo Fiska.
Bulshada Soomaalida gaar ahaan dhalinyarada da,da yar ayaa waxaa ay soo bandhigeen doorkooda ku aadan heesaha dambe ee haatan soo baxay, waxaana qaadatey mar kale heesta ugu daawashada iyo dhegeysiga badan dhulka Soomaalida degto weerarka lagu qaaday Bashiir Hanuuniye ee ay soo qaadeen Fiska iyo Khaalid King
DHAGEYSO: Somaliland oo war adag kasoo saartay magacaabida Wasiirada Arimaha dibadda
Shalay ayaa waxaa uu Ra’isal wasaraha Soomaaliya Saacid uu magacaabay Golihiisa Wasiirada waxaana uu magacaabay ilaa wasiiro gaaraya toban.
Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ay ku jiraan wariyaal oo ku dhintay badda u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Tripoli ee dalka Liibiya ayaa waxay sheegayaan in doon ay la socdeen tahriibayaal Soomaaliyeed oo ay ku jiraan wariyaal ka cararay dilalka iyo ugaarsiga lagu hayo wariyaasha, kana howlgeli jiray qaar ka mid ah Idaacadah Muqdisho ayaa ku dhintay biyaha u dhaxeeya dalalka Talyaaniga iyo Liibiyo ka dib markii ay degtay doonidii ay la socdeen, waxaana la sheegay in meydadkooda la helay sedex qof oo Soomaali ah.
Al-Shabaab Oo Dad Guryahooda Kalabaxay
Wararka naga soogaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gado ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay Ciidamada Al-Shabaab ay guryahooda kalabaxeyn dad rayid ah kuwaas oo la sheegay in ay aheeyeen dadka degaanka sid ay noosheegeen qaar kamid ah dadka halaasi kudhaqan.
Nin iyo Naag iyaga oo sineesanaya iskugu dhagay Magaalada Muqdisho walina isku dhagan
Magaalada Muqdisho 24-kii Saac ee lasoo dhaafay waxaa ay dadku aad u hadal hayeen dhacdo yaab badan oo ka dhacday Xaafad kamid ah Magaalada Muqdisho kadib markii la sheegay in Nin iyo naag iyaga oo sineesanaya ay isku dhageen.
(Daawo Sawiro) Fanaanka Chris Brwon Oo Meel Uga Dhacay Dharka Ay Xidhaan Dadka Muslimka Ah
Habeenka loo yaqaano Holloween waa habeen la cabsi galiyo dadka waxaa la sameeyaa bandhig lagu cabsi galinayo dadka qofkasta wuxuu soo xidhaa wax dadka cabsi galiya labis ay dadku ku cabsanayaan sida dharka laga baqo, hada fanaanka caanka ah ee maraykanka ah Chris Brwon ayaa waxa uu soo xidhay isla mar ahaan taana uu meel uga dhacay dharka islaamku ay xidhaan ee loo yaqaan khamiiska, isagoona isla habeenkaas lagu martiqaaday bandhig faneedkaas oo ay dad badani kasoo qayb galeen oo isaga kala yimi dalal badan oo caalamka ka kamid ah.
Fanaaniin Soomaaliyeed Oo Ku Dhaawacmay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dalka Koonfurta Suudaanka
Fanaaniin Soomaaliyeed ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi, iyagoo ku sugan dalka Koonfurta Suudaan. Sarkaal u hadlay safaarada soomaalida ee koofurta Dalka suudaan oo lagu magacaabo Maxamed Xaaji Yuusuf ayaa ka war bixiiyey xaalada fanaaniintan Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay shilka gaadhi ee ka dhacay dalkaasi koonfurta dalka suudaan.
Saxafiyiinta Muqdisho oo Xeelado Cusub adeegsada, kadib markii dilalka ay bateen
Saxafiyiinta ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa adeegsada xeelado cusub, ka gadaal markii ay soo bateen falalka dilalka ah ee loo geysanayo dadka warbaahinta ku lugta leh.
Nin si kaftan ah xaaskiisa ku furey, iyo xaaskii oo diidey in uu ku noqdo
Nin ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa xaaskiisii ku furey si kaftan ah dhamaadkii bishii tagtay, iyadoo iminkana uu dadaal xoogan ugu jiro sidii uu dib xaaskiisa u soo ceshan lahaa.
Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyey Shabaabka aysan dowladiisa wada xaajodka la galeyn.
05-03-2013

DAAWO: Al-Shabaab lagu qabtay dagaalka ka socda dalka Maali
05-03-2013

Dhacdooyinka Caalamka
Daawo fanaanad caan ah oo fanaan kale oo caana uu jaceylki uga baxay!
05-03-2013

DAAWO Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.
05-03-2013



Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Render time: 0.05 seconds 6,449,262 unique visits Top