BARNAAMIJYADA
Latest Media
Xikmadii Jaceylka 126
[25-05-2013 20:13]
DHACDADII LONDON EE...
[25-05-2013 16:32]
GORFEYNTA TODOBAADK...
[25-05-2013 16:15]
Musalsal Nuura 30
[25-05-2013 16:13]
Warkii 25 05 2013
[25-05-2013 06:43]
Musalsal Nuura 29
[25-05-2013 01:07]
Musalsal Nuura 28
[25-05-2013 01:06]
Ninka xaaskiisa far...
[24-05-2013 20:25]
Xikmadii Jaceylka 125
[24-05-2013 20:08]
Warkii 24 05 2013
[24-05-2013 11:05]
DAAWO Wiil yar oo mucjiso ah oo ku dhashay Magaalada Boosaaso iyo Wiilkaasi oo ka maqan Qaar ka mid xubnihiisa
Wiil yar oo mucjiso ah ayaa waxaa la sheegay inuu ku dhashay magaalada Boosaaso iyadoona uu wiilkaasi yar ee mucjisada ah ay ka maqan yihiin qaar ka mid xubnihiisa muhiimka u ahjirka bini'aadanka
DAAWO Laacibiin caan ah oo Cayil la il daran & Ciyaartooydaan qaarkood oo yaraantoodii Cirbado is ticmaali jiray
Tv-ga caanka ah ee Sportiga (Kick-tv) ayaa soo bandhigay Laacibiin caan ah oo Cayil la il daran kuwaas oo qaarkood lagu eedeeyay in ay is duri jireen ama Cirbad u isticmaali jireen yaraantoodii sidii ay ku noqon lahaayeen Rag xoogan oo jir ahaan dhisan ama Muruqyo ka sameeysan .
Madaxwaynaha Soomalaiya Xasan Shiikh & RW Cameron oo shir guddoominya shirka Dhacaya Magaalada Londan iyo Wasiirka Arimaha Dibadda..!!
Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia oo maanta lagu soo gabagabeeyay shir ay lahaayeen Urur Midowga Africa ayaa waxaa xubnihii ka qeybgalay ka mid ahaa Wasiirka Afrika ee Britian Mark Simmons iyo Wasiirka arrimaha dibada Somalia Fowziyo Yuusuf, waxayna shir jaraa’id ay wada qabteen ugu hadleen shirka Londan ka furmi doona bisha May iyo qodobada looga hadli doono iyo cida shir guddoomin doonta shirkaasi.
Daawo Muuqaalka Mikel Ruffinelli Oo Noqtay Hawaynayda Dunida Ugu Dabada Weyn ( Daawo Video )
Mikel Ruffinelli oo dhalasha ahaan ka soo jeeda Dalka Maraykanka ayaa noqtay hawayanyda dunida ugu Dabada Weyn kidib markii Uruurka diin waangalaya waxyaabaha la yaabka ah uu aqoonsaday hawaynaydaa in ay dunida aysan jirin cid ku haysada Baaga .
DAAWO MUUQAAL:-Dhacdo xanuun badan gabar ninkii hooyadeed qabay mudo shan sano ah ka adeeganayay
Dhacdo xanuun badan ah ayaa waxa eey kadhacday Magaalada masar

Kanaalka loo yaqaano taxriir ayaa waxaa laga sii daayay nin xaaskiisa gabar eey dhashay oo 5 jir ah inuu kufsan jiray ilaa eey ka gaarto 10 jir arintaan ayaa ehyd mid eeysan war ka heynin hooyada gabadha dhashay inta lagu jiray mudadaan 5 ta sano
Faroole ” Amaanka Puntland Waxa Qasaya Waa Dadka ka Yimid Gobolada Koonfureed ”
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Soomaaliya C/raxmaan Sheekh Maxamuud Faroole ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Boosaaso, isagoo ka hadlay amaanka Deegaanada Puntland Soomaaliya.
Al-shabaab oo ku Hanjabay inay Dilayaan Maxaabiis kenyan ah, Hadii Kenya ay Sameyn Weyso Qodobadan
Alshabaab ayaa shaaca ka qaaday inay dileyso maxaabiis Kenyan ah oo ay gacanta ku hayaan, hadii Dowlada Kenya ay fulin weyso 3 qodob oo ay dalbadeen.
Daawo Muuqaalka Kumanaan Qaxooti Soomaaliyeed Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Dawlada Kenya ayaa waxay bishii hore amar ku bixisay in ay dadka qaxootiga soomaalida ah ay xeryahooda dib oogu noqdaan kuwa kalena ay wadankoodii dib oogu noqdaan.

Hay’ada socdaalka iyo imigrashinka soomaaliya ayaa waxay sheegtay in maalin kasta ay soo degaan garoonka diyaaradahamuqdishu 5 diyaaradood oo wada 100-laal qurbo joog ah oo dib oogu soo noqonaya Muqdisho oo ay qaarkood oogu danbaysay in ka badan 20 sano.
Ciidamada Dowladda oo Gacanta ku Dhigay Rag Dameer ku Waday Waxyaabaha Qarxa
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Degmada Luuq ee Gobalka Gedo ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay rag gaardameer ku waday waxyaabaha qarxa.
Qarax Fashilmay oo Xalay ka Dhacay Magaalada Jowhar
Qarax fashilmay oo uu soo maleegay qof naftii halige ah ayaa xalay kadhacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada dhexe, qaraxan oo dhacay waqti hore xalay xili ay dadka magaalada soo jeedaan ayaa kadhacay bartamaha magaalada.
DAAWO Bashar Al Asad oo Caruurtii & Dumarkii ku ciil baxay ka dib markii Dagaal raaxada looga qaaday
Madaxweeynaha dalka Syria Mr.Bashar Al Asad oo in mudo ah dagaal aad u kulul kula jiray xoogaga mucaaradka dalka Syria ayaa iminka Dagaalka ka holcaya dalka Syria waxa uu u badalay mid xasuuq ah oo indhaha Caalamka ku soo jeediyay xaalada ka taagan dalka Syria.
Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyey Shabaabka aysan dowladiisa wada xaajodka la galeyn.
05-03-2013

DAAWO: Al-Shabaab lagu qabtay dagaalka ka socda dalka Maali
05-03-2013

Dhacdooyinka Caalamka
Daawo fanaanad caan ah oo fanaan kale oo caana uu jaceylki uga baxay!
05-03-2013

DAAWO Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.
05-03-2013



Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Render time: 0.04 seconds 5,870,648 unique visits Top