Nin gabar uu jeclaa laga guursaday oo gaari xamuul ku weeraray gawaaridii gelbiska loo diyaariyey.
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo Andrew Martin Curtis, kadib, markii uu ku kacay fal ku cusub deegankaasi.
Maxamuud Siyid Aadan “Waxaa wax lala yaabo ah in Axmed Madoobe wafdi dhaqaalo doon ah uu u diro Puntland”
Maxamuud Sayid Aadan oo ah Guddoomiyaha holgelinta ciiidamada aagga Gedo ee dowladda Soomaaliya horayna uga tirsanaa Baarlamaankii hore ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin aragtidiisa ku aadan shirarka maamul goboleedyada lagu sameynayo ee ka kala soconaya gobolada Jubbooyinka iyo midka kale ee Koofur galbeed ee dhawaanahan soo shaac-baxay, dhamaantoodna wuxuu ku sheegay inay yihiin talaabooyin aanan wax micno ah soo kordhin doonin oo loo marey waddo aan sax aheyn.
DAAWO SAWIR Shacabka Reer Muqdisho Oo Hal Meel Laga Wada Tusay Lacag ay Ku Taajiri Karaan Hadii ay Keenaan Dalab Xoogan oo Loo Dirsaday
Shacab weynaha ku nool caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho iyo kuwa kale oo iyaga ku nool qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya ayaa ku gudo jiro raadinta sheey aan sahal lagu heleyn kadib markii hal meel laga wada tusay lacag ay ku taajiri karaan hadii ay keenaan dalab xoogan oo loo wada dirsaday.
Daawo wariye si Kadis Ah UGu soo Bandhigay Guur Gabar U Jeclaa Oo Barnaamij Kala Qeyb Galeysay
Daawo wariye si Kadis Ah UGu soo Bandhigay Guur Gabar U Jeclaa Oo Barnaamij Kala QeybGaleysay, wariyahay ayaa waxaa ka tanbatay JAcaylka uu u haayo gabadhaasi isagoo islamarkaana hirlmaayay in uu wado Barnaamij ay Daawanayaa Malaayiin Qof .
Sheekh Fu’aad Maxamed Qalaf oo kamid ah masuuliyiinta sar sare ee xarakada Shabaab ayaa wuxuu ka hadlay dilalka loo geesto dadka muslimiinta ah isaga oo ka hadlaye nadwo diini ah oo ka dhacday masjid la sheegay inuu ku yaalo deegaan ka tirsan gobalka Hiiraan.
DAAWO Waalidiin iska baroortay ka dib markii Caruurtooda xukun Dil ah lagu xukumay & kuwo kale oo ku farxay
Dalka Masar waxaa ka taagan foowdo iyo Qalalaase aad u daran oo sababsaday nolasha in ka badan 22-qof halka dhaawaca uu sii caga cageenayo 200 oo Qof. Maxkamad ku taala dalka Masar ayaa 21-qof waxa ay ku xukuntay Dil waxaana go´aan kaan si weeyn uga soo hor jeestay Waalidiintii dhalay dhalinyarada la xukumay oo inta badan Telefishinada caalamka laga daawanayay iyaga barooranaya waliba dhulka yaal.
DAAWO Hooyooyin Soomaaliyeed oo wiilashooda lagu dilay Dalka Canada oo Soo Bandhigay Qorshe Cusub
Hooyooyin Soomaaliyeed oo wiilashooda lagu dilay dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay u soo jeediyeen dowlada dalka Canada talooyin lagu xilinaayo sidii loo baajin lahaa inay dhacaan dilal kale oo la mid ah kuwii lagu gumaaday caruurtooda.
Al-shabaab oo si layaab leh oo aan horay looga baran uga hadlay bogoodii Twitter-ka ee hawada laga saaray.
Kooxda Al-shabaab oo shalay waayay bartoodii Twitterka ay ku lahaaayeen ee ay wax kubaahi jireen, gaar ahaan qeybta afka Ingiriiska ayaa waxa ay canbaareeyeen qarxinta lagu sameeyay bogooda ay aduunyada wax ku gaarsiin jireen.