Madaxweynaha dalka Soomaaliya mudane Xasan Sheeq Maxamuud oo booqasho ku jooga wadanka qadar ayaa waxa uu wareysi uu sii yay wakaalada wararka u faafisa Qatar oo lagu magacaabo QANA oo uu u sheegay in ay wada xaajod la furayaan Al-shabaabka Soomaaliya.
Madaxweynaha waxa uu cadeeyay inaysan la hadli doonin sarakil Shabaab ah oo bartilmaamed u ah dowladisa.
Xasan sheq ayaa mujiyay in ay jiraan dhalinyaro Shabaab u galay sidii ay dhaqaale uga heli lahaayen.
Dowlada Qatar ayaa waxa uu ugu baaqay in ay ka qeyb qadato nabadeenta wadanka Soomaaliya.