BARNAAMIJYADA
Latest Media
Warkii 19 06 2013
[19-06-2013 10:38]
QUR'AANKA LAGU AQRI...
[18-06-2013 22:08]
Jaceylka iyo abaalk...
[18-06-2013 20:12]
Dhacdo Naxdin Leh O...
[18-06-2013 13:42]
Warkii 18 06 2013
[18-06-2013 08:59]
HOOYO SOOMAALIYEED ...
[18-06-2013 01:44]
NOLOSHA KA JIRTAY M...
[18-06-2013 00:18]
Jaceylka iyo abaalk...
[17-06-2013 20:15]
Warkii 17 06 2013
[17-06-2013 11:12]
Nin Soomaali oo 4 q...
[17-06-2013 11:01]
Madaxweeyne Xasan Shiikh Maxamuud oo Shacabka Ugu Baaqay In Laga Gudbo Qabiilka Loona Gudbo Qaran Jaceeyl
Madaxweeyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka gudbaan marxalada qabiilka una gudbaan qaran.
Wuxuu sheegay Madaxweynaha inaysan faa’iido laheyn isqab-qabsi ku aadan arimaha jira balse ay wanaagsan tahay in waxyaabaha qaldan la isku sheego si loo saxo.
Madaxweynaha ayaa sheegay inay muhiim tahay in hada xaalada la taagan yahay laga gudbo sida uu sheegayna Soomaalida ay liitaan balse la doonayo in laga gudbo liidashadaasi.
Sida uu caalamka udaneynayo Soomaaliya ayuu sheegay inay wanaagsan tahay in iminka laga faa’iideesto balse aan lagu mashquulin arimo kale.
Dalka Soomaaliya ayaa iminka fooda kala soo baxaya sanado dagaalo ah iyadoo Dowladda iminka ka jirta dalka ay tahay mid aan KMG aheyn dhawaana Dowladda Mareykanka ka heshay aqoonsi ku aadan soo celinta xiriirkii dhanka diblumaasiyada.
Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyey Shabaabka aysan dowladiisa wada xaajodka la galeyn.
05-03-2013

DAAWO: Al-Shabaab lagu qabtay dagaalka ka socda dalka Maali
05-03-2013

Dhacdooyinka Caalamka
Daawo fanaanad caan ah oo fanaan kale oo caana uu jaceylki uga baxay!
05-03-2013

DAAWO Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.
05-03-2013



Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Render time: 0.04 seconds 6,432,499 unique visits Top