BARNAAMIJYADA
Latest Media
ILMAHA YAR EE LA FA...
[19-05-2013 09:29]
Warkii 19 05 2013
[19-05-2013 07:31]
M Soomaaliya oo Som...
[18-05-2013 20:48]
Madaxweynaha Maamul...
[18-05-2013 19:46]
Buuhoodle oo wacdar...
[18-05-2013 19:07]
Warkii 18 05 2013
[18-05-2013 06:25]
Xikmadii Jaceylka 119
[17-05-2013 19:57]
Musalsal Nuura 23
[17-05-2013 15:04]
Warkii 17 05 2013
[17-05-2013 11:28]
II WAD SHEEKADA 16 ...
[17-05-2013 00:12]
Xagee ku Dambeeyaan Rag lala Xariiriyay Al-Shabaab oo laga soo qabtay Dalka Dibadiisa Muqdishana laga soo dajiyay?
Dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay xabsiga kasii deysay tira mawaadiniin Soomaaliyeed ah oo waayahaan Muqdisho kuxirnaa kadib markii si aan shaac aheyn dowlada loogu soo gacan geliyay.

Dadkaasi lasii daayay ayaa waxaa dowlada Soomaaliya u soo gacan gelisay dowlada curdanka ah ee Suudaanta koofureed, halkaasi oo laga soo qabqabtay iyaga oo kusugan gobalada uu dalkaasi ka koobanyahaay gaar ahaan caasimada dalkaasi ee Jubba.

Dadkaan dhamaan waxa ay ku eedeesnaayeen Shabaabnimo, waxaana la sheegay in baaritaan dheer kadib lasii daayay qaar kamid ah oo lagu waayay denbi, halka qaarkii kalana xabsiyada lagu hayo , halka kuwa kalana damiin lagu sii daayay.

Dadkan Muqdisho laga soo dajiyay ayaa la sheegay kahor inta aan Magaalada la keenin in lasoo marsiiyay ciqaab adag qaarkood xitaa la sheegay in Cijiyaha laga siibay sida ee noo xaqiijiyeen Ehelada qaar kamid ah Dadkaasi lasii daayay.

Dowlada kama aysan hadlin arinkan ku aadan Dadka lagu Tuhunsanaa in Al-Shabaab katirsanaayeen ee laga soo qabtay Koonfurta Sudan iyo sababaha ka dambeeya in qaarkood dadkaan Xabsiga laga fasaxo.

Shalay Police-ka Soomaaliyeed waxa ay soo bandhigeen nin ay sheegeen in uu ahaa gacan kudhiigle horay uga baxsaday dalka oo ay Police-ka aduunku ay kasoo qabteen Suudaanta Koofureed.

Dadka lasii daayay oo aan tiradooda la shaacin waxaa qaar kamid ah eheladooda oo lahadlay shabakadaan Allbanaadir.com ay sheegeen in ay aad ugu faraxsanyihiin in wiilashooda oo aayahooda in badan ay ku wareersanaayeen ay dib ula midoobaan.
Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyey Shabaabka aysan dowladiisa wada xaajodka la galeyn.
05-03-2013

DAAWO: Al-Shabaab lagu qabtay dagaalka ka socda dalka Maali
05-03-2013

Dhacdooyinka Caalamka
Daawo fanaanad caan ah oo fanaan kale oo caana uu jaceylki uga baxay!
05-03-2013

DAAWO Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.
05-03-2013



Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Render time: 0.04 seconds 5,728,373 unique visits Top